Muxamed Cumar Oo Muqdisho Lagu Dilay.

nabad-sugida203Habeenkii xalay waxaa gudaha degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho lagu dilay askari ka tirsanaay maleeshiyaatka nabadsugida dowlada Ridada Federaalka.

Askarigan oo lagu magacaabi jiray Muxamed Cumar waxaa dilay Rag Biskoolada ku hubeysan kuwaasi oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Muxamed Cumar ayaa mar soo noqday gudoomiye Waaxeed ka tirsanaay maamulka degmada Xamar Jajab ee dowlada federaalka balse hadda waxa uu ka mid ahaa maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka dowlada Ridada federaalka.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si joogta ah magaalada Muqdisho kaga fuliya dilal ka dhan ah dowlada federaalka iyo kuwa Kufaarta ee shisheeyaha ah.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.