Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Odayaal Soo Xulay Xildhibaanada Cusub Oo Lagu Weeraray Gudaha Iyo Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Odayaal Soo Xulay Xildhibaanada Cusub Oo Lagu Weeraray Gudaha Iyo Duleedka Muqdisho.

February 20, 2017

Xildhibaanada RidadaSaacadihii lasoo dhaafay waxaa gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro qorsheysan oo lagu beegsaday qaar ka mid ah odayaasha soo xulay xildhibaanada golaha dhawaaqiida dowlada Ridada federaalka.

Weerarka kowaad waxa uu ka dhacay agagaarka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho waxa weerarkan lagu dilay oday lagu magacaabi jiray Isaaq kaasi oo ka mid ahaa odayaashii xildhibaanada kusoo xulay degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Weerarka Labaad waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Xamar Jajab waxaa weerarkan lagu dhaawacay oday lagu magacaabo Cusmaan Zubeyr kaasi oo ka mid ah odayaashii xildhibaanada kusoo xulay degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelada dhexe.

Dhowr jeer waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro kala duwan oo lagu dilay qaar ka mid ah odayaasha soo xulay xildhibaanada baarlamaanka cusub ee dowlada Ridada federaalka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Continue Reading

Previous: Askari Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Lagu Dilay Magaalada Beledweyne.
Next: Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-05-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-05-1444 Hijri.

November 29, 2022
Dhagayso Maydad Horleh Oo Saaka Laga Soo Saaray Burburka Villa Rosa.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Maydad Horleh Oo Saaka Laga Soo Saaray Burburka Villa Rosa.

November 29, 2022
Maydadka Askar Kenyaanti Ah Oo Laga Dajiyay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Maydadka Askar Kenyaanti Ah Oo Laga Dajiyay Nairobi.

November 29, 2022

Sawirro

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.