Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalka Baay.

Wararka laga helayo gobal Baay ee dhanka Konfur Galbeed dalka Somalia waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi uu ka dhacay qarax khasaara geystay.

Qaraxa oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa lagu weeraray hoyga uu degmada Qansaxdheere ka daganyahay gudoomiyaha maamulka Gaala raaca Murtad Shariif Sakiin ugu magacaaban degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay.

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya in Bamka uu ku qarxay gudaha hooyga taasi oo sababtay khasaara nafeet iyo mdi hantiyadeed oo soo wajahday maleeshiyaatkii ku signaay gudaha hoygaasi.

Inta la xaqiiijiyay qaraxaasi waxaa lagu dilay Saddex askari oo ka tirsaneed Ilaalada gaarka ah ee gudoomiyaha degmada Qansaxdheere,iyadoona dhawaaqa qaraxa Bam si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.

Calamada.com

Comments are closed.