Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Turkiga.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Turkiga.

calamada March 4, 2016 1 min read
202

ankar_6Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliiska ee Dowladda daba dhilifka ee Turkiga ayaa dhintay, dhowr iyo Soddon kalena way ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lala beegsaday Saldhig ay Ciidamada Ammaanku ku leeyihiin Gobolka Maardiin ee Koonfurta bariga dalkaasi.

Ilo wareedyo dhanka Ammaanka qaabilsan ayaa sheegay in gaariga uu ku qarxay guryo ay daganaayeen Ciidamada Booliiska, waxaana weerarkaas uu ka dhacay degmada lagu magacaabo Nasiibiin ee ka tirsan Gobolka Maardiin ee saaran Xadka beenaadka ay wadaagaan dalalka Turkiga iyo Suuriya.

Wakaaladda Wararka Anadol ayaa kasoo xigatay Ilo wareedyo Maxalli ah in weerarkaas qaraxa ah uu sababay waxyeello xooggan oo soo gaartay saldhiggii ay Ciidamadu daganaayeen, iyadoona qaraxa gaariga uu xigay weerar kale oo Sawaariikh loo adeegsaday oo saldhigga lagu soo qaaday.

Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas khasaaraha nafeed dhaliyay ee lagu qaaday saldhig ay lahaayeen Ciidamada Booliiska ee dalka Turkiga, balse waxaa loo maleynayaa in howl-galkaasi ay fuliyeen Kooxda Kurdish-ka ah ee loo yaqaano PKK ee Calmaaniyiinta ah, kuwaas oo muddo sanado ah dagaal xooggan kula jira Xukuumadda Ankara.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 24-05-1437 Hijri.
Next: Dagaal Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Degmada Baydhabo.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 19, 2022
Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.