Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Askar Ugandheys Ah Lagu Dilay Iyo Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askar Ugandheys Ah Lagu Dilay Iyo Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.

June 30, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara dhaliyay oo ciidamo katirsan AMISOM lagula eegtay deegaan katirsan gobolka Sh/hoose ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Qaraxa oo maanta duhurkii ka dhacay deegaanka Golweyn ee duleedka degmada Buula Mareer ayaa lala helay ciidamo katirsan Uganda oo ku lugeynayay wadada laamiga ah.

Ugu yaraan sedax askari oo ah kuwa Kufaarta Uganda ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxa sida ay baahisay Idaacadda  Islaamiga Andalus,iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano ka tirsan gobalkaasi.

Dhinaca kale iska hor’imaadyo xooggan ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay deegaanka NO.60 ee gobolka Sh/Hoose, ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhigga ciidamada Uganda ee deegaanka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay Maqlayeen jugta madaafiicda iyo rasaas xooggan oo labada dhinac ay is dhaafsanayeen, gobolka Sh/Hoose saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay qaraxyo iyo weeraro dhammaantood khasaara dhaliyay.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Qarax Lagu Dilay Sarkaal Badbad Oo Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weerar Khasaara Xoogan Dhaliyay Ka Fuliyay Dalka Maali.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-05-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-05-1444 Hijri.

November 29, 2022
Dhagayso Maydad Horleh Oo Saaka Laga Soo Saaray Burburka Villa Rosa.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Maydad Horleh Oo Saaka Laga Soo Saaray Burburka Villa Rosa.

November 29, 2022
Maydadka Askar Kenyaanti Ah Oo Laga Dajiyay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Maydadka Askar Kenyaanti Ah Oo Laga Dajiyay Nairobi.

November 29, 2022

Sawirro

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.