Qarax Askarta Itoobiya Lagula Beegsaday Jubbada Hoose.

Qarax miino4545Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya qarax culus lagula beegsaday duleedka magaaladaasi.

Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan Xabashida Itoobiya oo ku sugnaay meel u dhaw deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo.

Dhawaaqa qaraxa waxaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah duleedka magaalada Kismaayo’waxeyna warar hoose sheegayaan in askarta Itoobiya qaraxa lagu gaarsiiyay khasaara baqti iyo dhaawac ah.

Duleedka Kismaayo waxaa dhowr jeer ka dhacay weeraro isugu jira qaraxyo iyo dagaalo toos ah oo lagu dilay tiro askar iyo saraakiil isugu jirta Kenyaati American iyo kuwa maleeshiyaatka maamulka Axmed Madoobe.

Halkan Ka Dhageyso Qaraxa Yoontooy.

Calamada.com

1 Comment
  1. abufatima says

    Af qurmuun amxaar baaleh
    Uskak badan amxaar baaleh
    Injir badan amxaar baaleh
    Asal kaba kufraa fool xun
    Ashahaad ladirir baw eg
    Uryo qurun Tigreey baaleh
    Eebe Cadawgi wee yaano
    Abtir maan wadaag noo
    Islaam iyo kufraan kala nahaye
    Ehel iyo walaal maan nihin
    Oogada jirkood fiirsha
    Astaan tood saliib weeye
    Ilxaad iyo nijaas weeye
    Anaguse ikhlaas weeye
    Shahaadada Ilaah weeye
    Shabaabow idlee gaalka
    Aroor iyo alayl laaya
    miinada u aas weeye
    Arxan haw u galin weeye

Comments are closed.