Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Askarta Itoobiya Lala Beegsaday.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askarta Itoobiya Lala Beegsaday.

June 13, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee wilaayada Hiiraan waxey sheegayaan in duleedka magaaladaas qarax lagula beegsaday kolanyo askarta xabashida itoobiya ah.

Qaraxa waxa uu haleelay gaari uuraal ah oo ay la socdeen askar fara badan oo itoobiyaan ah, Iyadoona gabi ahaan gaariga iyo askartii saarneed ay halkaas ku wada basbeeleen.

Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay buurta qowla ee duleedka magaalada Beledweyne, Waxaa dhawaaqa qaraxaas si aad ah looga maqlay deegaano badan oo hoostaga Beledweyne.

Dhanka kale Saddex-dii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa inta u dhaxeysa magaalooyinka Marka iyo Buulo mareer ee wilaayada shabeelada hoose ka dhacay qaraxyo kufaarta afrikaanta looga gubay labo gaari oo Taw-ya ah, Iyadoona tiro askarta shisheeyaha ah ay halkaas dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Oo Isagoo Taa’ib Ah Lasoo Bandhigay.
Next: Maamul Islaami Ah Oo Laga Hirgaliyay Degmada Bacaadweyne Ee Gobolka Mudug.

Related Stories

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.

September 17, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.

September 17, 2023
Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.

September 17, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.