Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in qarax culus uuka dhacay duleedka degmada’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan qaraxaasi.
Qaraxa oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay degmada Afgooye iyo deegaanada hoostaga waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan Kufaarta Afrikaanta oo ka baxay magaaladan Muqdisho.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan lagu magacaaba Cabdow Dibille oo ah deegaan dhaca wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Laanta-buura.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu burburiyay mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen Kufaarta AMISOM’sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar ah oo shisheeyaha ka tirsan.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.