Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan waxaa si aad ah looga maqlay xaafada badan oo ka tirsan maagaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadaha degmooyinka Hilwaa iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay goob isbaara u ah maleeshiyaatka dowlada ridada federaalka’iyadoona qaraxa loo adeegsaday miino lagu aasay goobtaasi isbaarada ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya iney dhinteen afar askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada’waxaa sidoo kale burburay hubkii ay siteen maleeshiyaatkaasi.
Habeenkii xalay ayeey aheed markii tiro madaafiic ah lagu garaacay xero Agoon ee degmada Hodan halkaasi oo ah goob lagu tabaro maleeshiyaatka dowlada Ridada islamarkaana ah goob sidoo kale ay xarumo ka sameysteen saraakiisha dowlada Turkiga.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.