Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Gaari Dagaal Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Gaari Dagaal Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

calamada July 2, 2016 1 min read
85

Qarax3544Wararka naga soo gaaraya WI Jubooyinka ayaa sheegaya in goordhow qarax aad u xoogan lala eegtay Kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo ku socdaalayey meel u dhow deegaanka Kulbiyoow ee saaran xad-beenaadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaaliya.

Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay meelo fog ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ka soo ambabaxday deegaanka Kulbiyoow oo ku sii jeeday Kaambooni sida uu noo xaqiijiyey Wariyaheena Jubooyinka.

Waxyar un ka dib markii ay ka soo baxeen Kulbiyoow ayaa qarax xoogan lagula eegtay duleedka deegaanka, Waxaana halkaas ka dhashay qasaare xoogan.

Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa noo sheegay in qaraxa uu burburiyey gaari kuwa zaadka qaada oo ay la socdeen ciidamo dhowr ah oo ka tirsan Kufaarta Kenya, Waxaana la rumeysan yahay in askartii saarneyd gaariga ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen goobta.

Ma ahan markii ugu horeysay oo weerar midkan la mid ah deegaanadaas lagula beegsado ciidamada Kufaarta Kenya.

Dhowrjeer ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraro dhiig badan uu ku daatay ka fuliyey Kulbiyoow iyo deegaanada ku xeeran kuwaas oo lagu beegsaday ciidamada saliibiyiinta ee isaga kala gudba xad-beenaadka labada dal.

Xigasho Telegramka Radioandalus.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 27-09-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 27-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.