Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Gaari Looga Gubay Askarta Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Gaari Looga Gubay Askarta Itoobiya.

January 5, 2018

Wararka ka imaanaya gobalka Baay ee dhanka Konfur Galbeed dalka Somalia waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi uu ka dhacay qarax culus oo lala beegsaday kolanyo ah ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya.

Kolanyada qaraxa lala beegsaday ee Itoobiyaanka ah ayaa ku socdaalayay wadada isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Buur-hakabo ee gobalka Baay,iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano badan oo dhaca inta u dhaxeysa Labadaasi degmo.

Miinada ayaa haleeshay gaari Uuraal ah oo ay la socdeen askarta Xabashida Itoobiya,Miinada ayaa burburisay gaariga Uuraalka ah sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday askartii Xabashida Itoobiya ee la socotay gaarigaasi.

Ciidamada Xabashida Kufaarta Itoobiya ayaa ka mid ah shisheeyaha kusoo duulay Wilaayaatka dalka waxeyna askarta Amxaarada la kulmaan weeraro dhiig bax ah oo kaga yimaada dhanka Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Askar Jabuutiyaan Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Lala Beegsaday.
Next: Saraakiil Lagu Dilay Degmada Xamarweyne.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-4-1444 Hijri

November 23, 2022
Daawo Suldaanka Beesha Waceysle Oo Cadeeyay In Beesha Diyaar U Tahay La Dagaalanka Xasan Garguurte.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Suldaanka Beesha Waceysle Oo Cadeeyay In Beesha Diyaar U Tahay La Dagaalanka Xasan Garguurte.

November 23, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-4-1444-Hijri

November 23, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.