Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Iyo Weerar Lagu Dilay Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Gobalka Baay Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Iyo Weerar Lagu Dilay Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Gobalka Baay Ka Dhacay.

calamada April 5, 2016 1 min read
127

maleeshiyaatka Ridada8748Wararka ka imaanaya gobalka Baay ee dhanka Konfur Galbeed ee dalka Somali ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka uu ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee gobalka Baay.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaat ka tirsan dowlada federaalka oo kasoo baxay degmada Diinsoor ay isku dayeen iney dhac ka geystaan deegaan hoostaga degmada Diinsoor balse waxaa maleeshiyaatkaasi weerar culus ku qaaday ciidamada Mujaahidiinta.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in dagaalka lagu dilay shan ka tirsan askarta dowlada kuwaasi oo mid ka mid ah meydkiisa iyo qorigiisa goobta ay kaga carareen maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka’waxaana qoriga iyo booshkiisa gacanta ku dhigay ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab.

Dhanka kale qarax culus oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aasa ee meelaha fog laga hago ayaa ka dhacay gudaha degmada Qansaxdheera ee gobalka Baay’iyadoona qaraxa uu dhacay kadib markii maleeshiyaatka dowlada ay miinada arkeen islamarkaana iyagoo aanan kala fur furin ay saarteen gaari nooca Cabdi bila ah oo ay la socdeen.

Miinada ayaa qaraxday kadib markii maleeshiyaatka Ridada ay lasoo galeen saldhiga degmada’waxaana gabi ahaan burburay gaarigii Cabdi bilaha ah ee maleeshiyaatka dowlada ay wateen’sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar ah oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalo Ka Kala Dhacay Hiiraan Iyo Galgaduud.
Next: Dhageyso Sheekh Xasan Yacquub Oo Ka Hadlay Dagaalka Galgaduud.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.