Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Baydhabo Ee Gobalka Baay.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Baydhabo Ee Gobalka Baay.

calamada April 16, 2016 1 min read
158

Bartamaha-Baydhabo2Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay duleedka degmadaasi qarax culus lagula beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday miinada dhulka lagu aasa ee meelaha fog laga hago’waxaana qaraxa uu sigaar ah kaga dhacay halka loo yaqaana Maaya-fuulka ee duleedka magaalada Baydhabo.

Goob-joogayaal ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in qaraxa inta uusan dhicin maleeshiyaatka dowlada ay rakeen miinada balse markii ay guda galeen bixinta miinada ayaa loo taabtay Rimuudka taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo soo gaartay maleeshiyaatka Ridada.

Dhanka kale weerar dhabba gal ah waxaa saacadihii lasoo dhaafay duleedka degmada Buulamareer ee gobalka Shabeelada hoose loogu dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta AMISOM oo ku socdaalayay wadada isku xirta degmada Buulomareer iyo deegaanka Golweyn.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya iney jiraan tiro askar ah oo shisheeyaha looga dilay weerarka dhabba galka ah ee ka dhacay duleedka degmada Buulomareer ee gobalka Shabeelada hoose.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Mujaahidiinta Oo Muddo Kooban La Wareegay Saldhig Afgooye Ku Yaala.
Next: Daawo Jaajuuskii Dilay Sheekh Xaarith Al-nadaari Oo La Dilay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.