Qarax Khasaara dhaliyay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye.

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose waxey sheegayaan in gudaha degmadaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaara nafeet.

Qaraxan waxaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada kuwaasi oo ku sugnaay Buundada degmada Afgooye,iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Afgooye.

Goob-joogayaal waxey sheegeen in qaraxaasi uu ku dhaawacmay askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada kaasi oo la xaqiijiyay inuu dhaawaciisa aad u culusyahay.

Degmada Afgooye ayaa ka mid ah degmooyinka shisheeyaha iyo maleeshiyaatka Murtadiinta kaga suganyihiin gobalka Shabeelada hoose waxaa gudaha degmadaasi si xiriir ah kaga dhaca dilalka,qaraxyada iyo dagaalada tooska ah ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la beegsadaan ciidamada Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta.

Calamada.com

Comments are closed.