Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Tareedisho oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada isku xirta degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.

Qaraxa waxaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada gaar ahaan qeybta Nabadsugidda ee Ashahaado la dirirka ah,dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay deegaano badan oo dhaca wadadaasi.

Goob-jooga ka agdhawaa goobta qaraxa waxa uu xaqiijiyay in maleeshiyaatka dowlada Khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay qaraxa lagula beegsaday deegaanka Tareedisho.

Qaraxan waxa uu kusoo aadayaa xilli maalin ka hor qarax ka dhacay degmada Buulo burte ee gobalka Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay Askarta Murtadiinta Jabuuti ee duulaanka ku joogta degmadaasi.

Calamada.com

Comments are closed.