Qarax Khasaara Geystay Oo Lala Beegsaday Kolanyo Itoobiyaan Ah.

Wararka ka imaanaya deegaanka Yurkud ayaa sheegaya in qarax xoogan lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya kuwaasi oo ku socdaalayay agagaarka deegaankaasi.

Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay deegaanka iyo tuulooyinka u dhaw dhaw waxaa jirto faahfaahin laga helayo khasaaraha Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay qaraxaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa waxey sheegayaan in qaraxa uu haleelay islamarkaana uu burburiyay gaari Xamuul ah,sidoo kale qaraxa waxaa baqti iyo dhaawac ku noqday askar Itoobiyaan ah.

Ciidamada Amxaarada ayaa qaraxa kadib damiyay oo hawada ka saaray Isgaarsiinta deegaanka Yurkud taasi oo muujineysa inuu aad u baaxad weyn yahay khasaaraha Xabashida Itoobiya kasoo gaartay qaraxaasi.

Calamada.com

Comments are closed.