1 thought on “Qarax Shisheeyaha Lagula Beegsaday Shabeelada Hoose.

  1. Dhurwaa weeye gaalkuye inuu dhiig baxaa weeye
    Dhamac iyo dab lagu shido dhuxulo naar weeye
    Dhufays kiyo hadaan loogu galin dhagax yaduu taagay
    Dhamaan mayso hawshoo kufrigu wayna dhibayaaye
    Dhalin yariyo wayeel inaan dhiidhinaa weeye
    Dhuun yeeri Amisom haduu dhimasho joogaaye
    Dhalad kiyo nin kii sharaf lahow dhamac liqsii weeye
    Dhalan teed mafiicniyo inaan xumaha dhawraaye
    Dhex danada wixii yaal inaan sahal dhaynaa weeye
    Dhab caalkiyo bakhayl kiyo fulaha ina dhasiigaaya
    Dhasha gaalku keen saday kadaran dhidar nasaaraahe
    Dhagohoodu maqal maleh hadaan dhamac laleefsiine
    Culumada dhagaha beeshayee gaalku dharaq siiyey
    Waa suniyo dhuun kaal waxay dheefta moodeene
    Dhaw iyo habaar bay qabaan oo dhug may lahane
    Dhibta nooga daran gaaladaa dhaarna wa maraye
    Dhulka Eebahay haw jaree way na dhibayaane
    Dheereeya oo laaya wuxu waa dhal shaydaane

Comments are closed.