Wararka ka imaanaya degmada Baardheera ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in saaka qaraxyo xiriir ah ay ka dhaceen gudaha degmada oo qeyb ka ah goobaha shisheeyaha ay kaga suganyihiin gobalka Gedo.
Qaraxyada oo la xaqiijiyay in loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa dhawaaqooda waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha degmada iyo qeybo ka mid ah duleedkeeda.
Qaraxyadan oo kor u dhaafaya 5 ayaa si rasmi ah loo ogeen khasaaraha ka dhashay’iyadoona ciidamada Kufaarta iyo kuwa maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ay jareen isgaarsiinta degmadaasi.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com