Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Ka Dhacay Wadada Xeebta Ee Isku Xirta Muqdisho Iyo Marka.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Ka Dhacay Wadada Xeebta Ee Isku Xirta Muqdisho Iyo Marka.

December 16, 2018

Qaraxyada oo Labo ah ayaa ka dhacay wadada Xeebta ah ee isku xirta Magaalada Muqdisho iyo magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada hoose.

Qaraxa Kowaad waxaa lala beegsaday gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen tiro ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta, dhimasho iyo dhaawac ayaana kadhashay waxeyna sidoo kale waxyeelo soo gaartay gaarigii Cabdi Bilaha ee askarta dowladda ay la socdeen.

Qaraxa labaad oo isna ka dhacay goob aan sidaasi uga fogeen halka  uu ka dhacay qaraxii,waxaa qaraxan  si gaar ah loola beegsaday Saraakiil miino baare yaal oo ka tirsan dowladda Ridada kuwaasi oo ay la socdeen askar.

Isku geynta wadarta guud ee dhimashada ka dhalatay qaraxyadan waxay gaarayaan ilaa Shan askari oo ay ku jiraan saraakiishii miino baarayaasha ahaa.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah dowladda Ridada iyo kuwa Shisheeyaha soo duulay.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Continue Reading

Previous: Qarax Lala Beegsaday Saraakiil Itoobiyaan Ah.
Next: Ku Dhawaad 100 Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Dib Ugasoo Cusboonaaday Koonfurta Itoobiya.

Related Stories

Akhriso Weeraro Lagu Beegsaday Xarumaha Shisheeye Iyo DF.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Lagu Beegsaday Xarumaha Shisheeye Iyo DF.

November 27, 2022
Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Xamar.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Xamar.

November 27, 2022
Sacdiya Yaasiin Oo Sheegtay Inay Ansixin Doonto Xeer Gaalnimo Ah.
  • Allposts
  • Warar

Sacdiya Yaasiin Oo Sheegtay Inay Ansixin Doonto Xeer Gaalnimo Ah.

November 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.