6 thoughts on “Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Calamada.

  1. Allaah ayey mahadi usugnaatay ino suura galiyey inan markale hawada ku kulano adinkuna hawsha aad umada u haysan rabbi kheyr ha idiinku badalo

  2. Jazaakumullaahu qeyr wlh aniga aad baan ugu naxay waxana umaleynaaye in ay gaalada idinka xertahy allah ayaana ka magan galeynaa in aan idin weyno waayo waxa tihiin xaqa kaliyah oo manta heysano Allah awoodina warbaahineed Hanoo kordhiyo xaqana Allah idinku sugo waana Ku faraxsanhy soo laabashadiina Allah idin barakeeyo dhamaan walalaha iclaamka ka howlgala

  3. Walal websiteka calamada waxeynu idinka codsaneynaa in aad Ku soo dartaan sugaanta jihaadka gabayadii uu nooga tagay sheikh muqtaar Cabdiraxman abuu zubeyr waayo gabayadiisa waxa ay ahaayen gabayo aan run ahaanti ka helnay inta aan ka warhaayana weydaneynayaan in sheekha gabaydisa noo soo aruurisaan gabayadii uu nooga tagay sheekheena Allah ka aqbalo shahaadadiisa

Comments are closed.