Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Iney Qabsandoonaan Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Iney Qabsandoonaan Magaalada Muqdisho.

June 24, 2018

Abiye Axmed oo ah ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa markale sheegay hadal yaab leh oo muujinaya cadaawada fog ee ninkan iyo shacabkiisu u hayaan Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo la hadlayay qowmiyad lagu magacaabo Uraago oo kamid ah qowmiyadaha dalka Itoobiya dega ayaa sheegay iney doonayaan iney Qabsadaan magaalada Muqdisho, oo ay ka dhigaan magaala hoostimaada Adis-Ababa.

Nin u hadlayay qowmiyadda ayaa Ra’iisul wasaaraha ka codsaday in qowmiyada Uraagada la siiyo madax banaani gaar ah, waxaana markaas Ra’iisul wasaaraha itoobiya ugu jawaabay ineysan taasi macquul ahayn oo ay tahay in meesha laga saaro in qowmiyad kasta ay ka fakarto gobolkeeda oo keliya.

Wuxuu yiri Ra’iisul wasaaraha isagoo ka jawaabaya hadlakaas yiri “ka gudub halkan soke ee aad ka fakareyso, waxaanu dooneynaa marka aan Muqdisho furano inaad Sabti iyo Axad intaad kasoo shaqeysaan aad kasoo noqotaan”.

Isagoo sii hadlaya Abiye Axmed wuxuu yiri “ Yaa ka shaqeynaya markan Muqdisho furano, anagu halkaas ayaan ka fakareynaa”.

Abiye Axmed ayaa dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, wuxuuna shaaca ka qaaday markii uu ku laabtay Itoobiya in Soomaaliya iyo Itoobiya ay isku biirayaan, islamarkaana noqonayaan hal dowlad.

Shacabka Soomaaliyeed ayay la gudboontahay inta ay goori goortahay iney ilaashadaan madax banaanida wadankooda, islamarkaana ka hortagaan damacyada iyo daan-daanshiga Xabashida.

 

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Saldhig Ku Yaala Gaalkacyo.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Qaraxa Lala Beegsaday Madaxweynaha Zimbabwe

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-4-1444 Hijri

November 22, 2022
Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.

November 22, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-4-1444-Hijri

November 22, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.