Risaalada Manduumatul Maghaazi (19) Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Manduumatul Maghaazi waa kitaab gabay ah oo uu allifay Sheekh Axmad Al-Badawi, waxay ka sheekeyneysaa manduumada duulaannadii uu qaaday Rasuulka Salla-llaahu Caleyhi wasallam, waxaana duubay sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Dersigan wuxuu sheekhu kaga hadlayaa dhacdooyin dhacay intii muslimiintu ku socdeen inta u dhexeysa Madiina iyo buurta Uxud.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 19-aad.

 

Comments are closed.