Risaalada Manduumatul Maghaazi 20-aad Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Manduumatul Maghaazi waa kitaab gabay ah oo uu allifay Sheekh Axmad Al-Badawi, waxay ka sheekeyneysaa manduumada duulaannadii uu qaaday Rasuulka Salla-llaahu Caleyhi wasallam, waxaana duubay sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Halkaan ka dhageyso darsiga 20aad iyo 21aad.

 

Comments are closed.