Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • R/wasaaraha Itoobiya Oo Qiray Inuu Sii Xoogeystay Kacdoonka Ka Dhanka Ah Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

R/wasaaraha Itoobiya Oo Qiray Inuu Sii Xoogeystay Kacdoonka Ka Dhanka Ah Maamulkiisa.

calamada December 24, 2016 1 min read
97

heyla-maryam-itoobiyaHaile Mariam Dessalines oo ah gaalka R/wasaaraha ka ah dowlada Xabashida Itoobiya ayaa wareysi dhinacya badan taabanay oo uu siiyay Telefeshinka Aljazeera wuxuu uga hadlay caqabadaha dhanka ammaanka iyo siyaasadda ee wadankiisa kajira.

Ugu horrayn wuxuu sheegay in dowladaha Masar iyo Ereteria ay hubaynayaan kooxo uu ku tilmaamay ‘Argagaxiso’ oo dagaal ka wadanka Itoobiya sida kooxda Xureynta Oromia OLF” ayuu yiri Haile Mariam Dessalines.

Itoobiya ayaa dowladda Masar si gaar ah ugu eedaysay in ay wado qorshe ay ku majaxaabinayso qaranimada wadankeeda sida ay hadalka u dhigtay.

R/wasaaraha Itoobiya oo wax laga weydiiyay kacdoonka sii xoogeysanaya ee wadankiisa ka socda isagoona qiray in gobolka Oromiya ay kajiraan kacdoono aan la dafiri Karin oo saameeyay dhaqaalaha wadanka.

“kacdoonada iyo mudaarahaadyada meel walba ayay ka jiraan waayahaan dambe gaar ahaan gobolka Oromia inkasta oo ay xukuumaddu wax ka qabatay dhaqaalaha”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Haile Mariam Dessalines.

Hoos Ka Daawo Wareysiga R/wasaaraha Itoobiya.


Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Darawal Ku Dilay Degmada Balcad.
Next: Dhageyso: Xarakada Al Shabaab Iyo Juffada Gaabane Ee Reer Xaaji Saleebaan Oo Hishiis Wada Gaaray.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.