Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Saldhigyo Ay Ku Suganyihiin Ciidamada Mareykanka Iyo Kuwa Faransiiska Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Saldhigyo Ay Ku Suganyihiin Ciidamada Mareykanka Iyo Kuwa Faransiiska Oo La Duqeeyay.

February 13, 2018

Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay saldhigyo ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Faransiiska ay ka kala sameysteen dalalka Afghanistan iyo Maali.

Weerarka Kowaad oo ka dhacay dalka Afghanistan waxey Guutada Madaafiicda Imaarada Islaamiga Afghanistan Tiro Madaafiic ah ku garaaceem saldhig weyn oo ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ay ka sameysteen garoonka diyaaradaha gobalka Qandahaar ee Konfurta dalka Afghanistan.

Madaaficda ayaa gudaha u galay saldhiga waxaana la arkayay Holac iyo Uura Madow oo ka baxeysa saldhiga taasi oo muujineysa in ciidamada Mareykanka khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay duqeyntaasi.

Weerarka Labaad waxa uu ka dhacay dalka Maali waxey Guutada Madaafiicda Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Bilaadul Magribil Islam tiro madaafiic ah ku garaaceen saldhig ciidamada Saliibiyiinta Faransiiska ay ka sameysteen qeybo ka mid ah dalkaasi.

Saldhiga Amchach oo ah saldhig ku yaala meel u dhaw magaalada Tsalit ee dhanka Waqooy Bari ee dalka Maali ayeey ciidamada Mujaahdiinta Madaafiicda ku garaaceen waxaana saldhigaasi ku sugan ciidamada Saliibiyiinta Faransiiska ee duulaanka ku jooga dalkaasi.

Warbaahinta Maali ayaa dhankeeda xaqiijisay in madaafiicda oo gudaha u galay saldhiga ay sababeen in inta badan uu gubta saldhiga kadib markii dab xoogan oo ka dhashay duqeynta uu ka kacay waxeyna warar hoose sheegayaan in tiro askar Faransiis ah Baqti iyo dhaawac ku noqdeen duqeynta sidoo kalane saanad hub ah halkaasi ay ku burburtay.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Awdhiigle Iyo Deegaanada Hoostaga.
Next: Dhageyso Axmed Madoobe Waa Camiil U Shaqeeya Itoobiya.

Related Stories

Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Ugaaska Beesha Cowlyahan Oo Sheegay In Beesha Si Buuxda U Qaadatay Fatwadii Culimada.

November 23, 2022
Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.

November 23, 2022
Dagaal Lagu Jabiyay Ciidanka Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Lagu Jabiyay Ciidanka Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

November 23, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.