Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Iyo Askar Lagu Kala Dilay Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Iyo Askar Lagu Kala Dilay Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya.

May 2, 2021

Warar dheeraad ah waxaa laga helayaan howlgala qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka kala fuliyeen duleedka degmada cadaado, gudaha degmada raage ceelle, gudaha degmada afgooye iyo gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.

Jilcane oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda ridada ayey mujaahidiintu ku dileen gurigiisa oo ku yaala Degmada Raaga ceelle ee wilaayada Sh/dhexe , Waxeyna mujaahidiintii howlgalkaan ku fuliyay gubeen labo gaari oo guriga taalay iyagoona soo ganiimeystay hal qori.

Magaalada Muqdisho gudaheeda iyo duleedkeeda waxey ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen weeraro isugu jira qaraxyo iyo toogasho waxaana howlgaladaas dhimasho iyo dhaawac ku noqday afar murtad.

Cabdi waran oo ka mid ahaa murtadiinta lagu dilay howlgaladaas ayaa dilkiisa waxa uu sigaar ah uga dhacay xaafadda siinaay ee muqdisho.

Cabdi Waran waxa uu ahaa Kabtan ka tirsanaa ciidanka Asluubta, Waxa uu sigaar ah  uga tirsanaa saraakiisha Xabsiga dhexe ee sida arxan darada ah  u tacdiibiya maxaabiista muslimiinta ee xabsigaas ku jirta.

Degmada Afgooye ee wilaayada Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen ku dileen Yuusuf Saalim Maxamed oo ka mid ahaa ergadii wax kasoo dhistay xildhibaanada ridada gaar ahaan kuwa maamulka ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay koonfur galbeed.

Gaba gabadii dhanka  Galgaduud ee bartamaha dalka soomaaliya waxey ciidamada mujaahidiintu weerar culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka ridada ay kaga suganyihiin deegaanka Cada-kibir oo hoostaga degmada Cadaado waxeyna weerarkaas ku dileen hal askari oo boolis ah.

 

 

Continue Reading

Previous: Risaalada Manduumatul Maghaazi (10) Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.
Next: 10 Sano Kadib dilkii Sheekh Osaama Bin Laden maxaa iska Bedelay habsami usocodka ‘Jihaadka caalamiga ah’ [Warbixin].

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.

October 2, 2023
Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.

October 2, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.

October 1, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.

September 30, 2023
Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.

September 30, 2023
Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.