Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Iyo Askar Lagu Laayay Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Saldhiga Waabari.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Iyo Askar Lagu Laayay Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Saldhiga Waabari.

May 10, 2021

Waxaa sii kordheysa khasaaraha dowlada federaalka lagu gaarsiiyay camaliyad istish-haadiyo ah oo xalay lagu weeraray saldhiga booliska degmada waabari ee magaaladan muqdisho.

Halyeey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa camaliyad istish-haadiya ah ku galay saldhiga xilli gudaha saldhigaas ay ku sugnaayeen saraakiil iyo askar badan oo kooxda ridada ah.

War rasmi ah oo kasoo baxay Mujaahidiinta ayaa lagu xaqiijiyay in camaliyadda lagu dilay 12 isugu jirta saraakiil iyo askar  ka tirsan ridada laguna dhaawacay 15-kale.

Saraakiisha camaliyaddan barakeysan lagu dilay waxaa ka mid ah

1- Taliyihii saldhiga degmada Waabari Gaashaanle Axmed C/Laahi Baashane oo ku magac dheeraa calooley.

2-Gaashaanle dhexe Cabdi Baasid Maxamed Taliye ku xigeenkii booliska qeybta Waliyow-Cade .

Saraakiisha camaliyaddan istish-haadiyada ah ku dhaawacantay waxaa ka mid ah murtad axmed waaweyne oo ah taliye ku xigeenka booliska qeybta guud ee gobalka banaadir kaasi oo la xaqiijiyay inuu dhaawiciisa culusyahay.

Gaari cabdi bile ah oo xilliga camaliyadda goobta yaalay ayaa gabi ahaan halkaas ku burburay.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Continue Reading

Previous: Risaalada Manduumatul Maghaazi (17) Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.
Next: Dardaaran Ku Socda Dhalinyarada Allaah Ku Galladaystay Iney Soo Haleelaan Jihaadka 08 – Sh. Mahad Warsame

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.

October 2, 2023
Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.

October 2, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.

October 1, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.

September 30, 2023
Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.

September 30, 2023
Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.