Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

January 24, 2020

Weerar lala beegsaday saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaaladan Muqdisho.

Weerarkan oo loo adeegsaday qarax ayaa lala beegsaday guri ay ku sugnaayeen taliyaha hey’adda CID-da ee kooxda Ridada waxaana taliyaha oo haweeney  ah guriga kula sugnaa gudoomiyaha kooxda Ridada ugu magacaaban degmada Dayniile Murtad Jacfar.

Labada sarkaal ayaa la xaqiijiyay iney si dirqi ah kaga badbaadeen isku dayga la doonayay in iyaga lagu dila balse waxaa weerarka oo qarax ah dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar badan oo ilaaladooda ah.

Howlgalkan qaraxa ah ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fulinayaan gudaha magaaladan Caasimadda ah ee Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia. 

Continue Reading

Previous: Weeraro Lala Beegsaday Askarta Kenya Iyo Kuwa Ugandha.
Next: Qaraxyo Shisheeyaha Iyo Kooxda Farmaajo Gaadiid Looga Gubay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.

October 2, 2023
Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.

October 2, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.

October 1, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.

September 30, 2023
Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.

September 30, 2023
Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.