Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Ka Tirsan Nabadsugida Oo Lagu Kala Dilay Muqdisho Iyo Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Nabadsugida Oo Lagu Kala Dilay Muqdisho Iyo Afgooye.

calamada April 2, 2016 1 min read
137

saraakiisha dowladaSaacadihii lasoo dhaafay waxaa gudaha magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye lagu kala dilay saraakiil ka tirsan nabadsugida dowlada Ridada federaalka’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan dilalka saraakiishan.

Tirada guud ee saraakiisha la dilay ayaa gaaraya ilaa 5 sarkaal’waxaana labo ka mid ah saraakiishaasi lagu dilay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Labo kale oo ka mid ah saraakiishaasi waxaa lagu dilay isgoyska Afar Darjiin dhanka degmada Boondheera’iyadoona sarkaalka shanaad lagu dilay boosteejada gaaadiidka Muqdisho ee degmada Afgooye kaasi oo magaciisa lagu soo gaabiyay Timo jilac.

Guud ahaan ragii dilalkan fuliyay ayaa la xaqiijiyay iney si nabad ah kaga baxsadeen goobihii ay dilalkaasi ka fuliyeen’waxeyna dilalkan kusoo aadayaan xilli habeenadii lasoo dhaafay weeraro isugu jira dagaalo iyo qaraxyo bambaano ciidamada Mujaahidiinta ay ku kala qaadeen fariisimo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ay ka kala sameysteen degmooyinka Hodan’Wardhiigley’Yaaqshiid iyo Hilwaa oo gabi ahaantooda ka wada tirsan gobalka Banaadir.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 24-06-1437 Hijri.
Next: Sheekh Cali Dheere Oo Jeediyey Kalimad Muhiim Ah(Kalimad+Warbixin).

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.