Wararka ka imaanaya degmada Buur hakabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin weeerar xoogan ay ku qaadeen guri ku yaal bartamaha degmadaasi.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in weerarka lagu dilay madaxii maaliyadda maamulka gaala raaca ee Koonfur galbeed ee degmada Buurhakaba iyo askari ilaala u ahaa.
Sarkaalka ladilay oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cali Nuur wuxuu xiriir wanaagan lalahaa ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ee xoogga ku jooga degmadaasi.
 Wararka ayaa intaasi ku daraya in sedax qof oo uu kamid yahay ku xigeenkii madaxa maaliyadda ay ku dhaawacmeen weerarka ka dhacay gudaha Buurhakaba.
Dhanka kale ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaasi buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaan istiraatiiji ah oo dhaca duleedka degmada Baydhabo.
Maanta duhurkii ayay ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaadka maamulka gaala raaca Shariif Sakiin isaga baxeen deegaanka Goof-guduud Manaas kadibna waxaa si buuxda ula wareegay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo raayada Towxiidka ka taagay deegaankaasi.
Waa deegaankii 2-aad oo 72 saacadood gudahood ay isaga baxaan ciidanka gumeysiga Kufaarta Xabashida Itoobiya Jimcihii lasoo dhaafay ayay aheyd markii cadawgu ka guureen tuulada Mooragaabeey oo 30 KM ujirta magaalada Xudur ee gobalka Bakool.
Gawrac oo quray mudan yihiin gaalo raac yaduye
Gumaad iyo xasuuq waxan ahayn nooma gala yaane
Gacmeheena Ilaahay ku naar maahan gacal keene
Go,aan weeye diineed inay naarta gala yaane
Gaw day ka saareen shabaab garac nasaaraahe
Guuriyo caraababa kufriga way gagabiyeene
Guulee Ilaahow shabaab geesi wee yaane
Guulee Ilaahow shabaab gacalki wee yaane
Guulee Ilaahow shabaab way gadoodeene
Guulee Ilaahow shabaab gaalka waa dilaye
Guulee Ilaahow shabaab geeshki wee yaane
Guulee Ilaahow shabaab gooriyo ayaanba
Guulee Ilaahow shabaab guulyey cadaw giiye
Guulee Ilaahow shabaab gacalka tawxiidka
Guulaysta yaaloow shabaab gaadhi libin tiiye
Guntigaw ad kays too kugriga gaawiyoo laaya
Garac wee yaan abid gudnayn guniyo mooryaane
Gayigiyo dhul kaan laga baxshaa waa gar diineede
Gaf bay nagu ahayd gaal inuu galina joo gaaye
Guboo laaya gaawiya kufriga ganacu way naaday
Galiil yoodayey warma xabashibaa jooga gayigeena
Guray wiilashiisii mayoo gaal kan muu laayo
Godey wiilkashii galay mayiyo geesh cadaw laayey
Geesiyadi islaam kow kufriga gooya xidid kisa
Guulays tayaa loow kocoo gawracoo laaya
Guulays tayaa loo kocoo gaalka wada laaya
Guulay tayaa loo kocoo yaanu gaal joogin
Gafanaha cayilay laaya iyo gaalo raacoo dhan