Sarkaal Lagu Dilay Degmada Wallanweyn Ee Gobalka Shabeelada Hoose.

Rag hubeysan waxey habeenkii xalay gudaha degmada Wallanweyn ee gobalka Shabeelada hoose ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka dowlada Ridada ugu magacaaban degmadaasi.

Sarkaalkan ragga hubeysan ay ku dileen gudaha degmada Wallanweyn ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Jacfar Axmed oo ku magacdheeraa Owqaali.,waxaa sarkaalkan lagu dilay afafka hore Hooygii uu ka dagnaay degmada Wallanweyn.

Mas’uuliyadda dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxa uu dilkan imaanayaa xilli habeenkii xalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay dagaal culus ku qaadeen difaacyada iyo saldhiga ciidamada Kufaarta Uganda ay ka sameysteen degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada hoose.

Calamada.com

1 Comment
  1. muscaab ibnu cali says

    ilaahay jahanamo ha,ugu biishariyo sarkalkan ka tirsana mamulka farmajo insha Allah weyna imaandon nasriga Allah waxan leyahay mujahidiinta hala sabro waxyar ayaa idiin dhiimaan

Comments are closed.