Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

calamada June 22, 2016 1 min read
132

muqdisho wadoSaacadihii lasoo dhaafay waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro isugu jira dilal qorsheysan iyo qaraxyo lala beegsaday saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka iyo kuwoo cadaan ah.

Rag hubeysan ayaa gudaha xaafada Maanabooliya ku dilAY gudoomiye Waaxeed ka tirsanaay maamulka Xamar ee dowlada federaalka’iyadoona raggii dilka geystay goobta si nabad ah ay kaga baxsadeen.

Sidoo kale rag hubeysan ayaa agagaarka isgoyska Baarwax ku toogtay askari ka tirsanaay maleeshiyaatka dowlada Ridada kuwaasi oo dilka kadib sidoo kale goobta si nabad ah kaga baxsaday.

Sidoo kale weerar bam ayaa lagu tuuray goob ay ku qayilayeen maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta oo ku taala xaafada Al-baraka ee degmada Hodan’bamka ayaa sababay khasaara soo gaartay maleeshiyaatka dowlada.

Rag hubeysan ayaa sidoo kale weerar bam ku qaaday xubno cadaan ah oo Turkiga u dhashay kuwaasi oo xilligii bamka ku sugnaay Digfeer oo ka tirsan degmada Hodan.

Shan iyo Tobankii hore ee bishan barakeysan ee Ramadaan waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay 22 weerar oo intooda badan lagu dilay saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Cali Dheera Oo Ka Hadlay Fadliga Ramadaanka Iyo Dagaalkii Badar.
Next: Dhageyso+Akhriso Inka Badan 140 Askari Oo Dowlada Federaalka Iyo Shisheeyaha Laga Dilay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.