Sawiro Al-khandaq Oo Si Xowli Ah Ku Socda+Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Helmand.

Dalka Afghanistan waxaa si xowli ah ku socda howlgalada ee culus ee qeybta ka ah Xamlo dagaaleedka xilliga Gu’ga ee Al-khandaq taasi oo maalmo ka hor ay ku dhawaaqday Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Weerarka ugu culus waxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ka fuliyeen saldhig ciidan oo maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Kaabul ay ka sameysteen degmada Naad Cali oo ka tirsan gobalka Helmand ee Konfurta dalkaasi.

Weerarkan oo ahaa Camaliyad istish-haadiyo ah waxaa fuliyay Raxmatullaahi Muxibah oo ah Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan kaasi oo gaari waxyaabaha qarxa  laga soo buuxiyay uu kaxeynayay bartamaha kala galay saldhigaasi ciidan.

Gabi ahaan saldhiga ayaa dumay,waxaana sidoo kale dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar iyo saraakiil ka tirsan maamulka Ashraf Gani ee dowlada Saliibiyadda Mareykanka ay ka dhisatay dalka Afghanistan.

War kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa lagu xaqiijiyay  in camaliyaddaasi Istish-haadiyada ah lagu dilay 29 askari laguna dhaawacay 12 askari iyo saddex gaari oo noocyada gaashaaman.

Dhanka kale Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahiyay Sawirada Ciidamada Mujaahidiinta gaar ahaan kuwa loogu tala galay weerarada gaarka ah sida Camaliyaatka Istish-haadiyada iyo weerarada xoog ku galka ah inta lagu gudaha jira Xamlo dagaaleedka Al-khandaq.

Halkan Hoose Ka Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Ee Imaaradu U Diyaarisay Howlgalka Al-khandaq.

 

Calamada.com

3 Comments
  1. Anonymous says

    Allaahu akbar waa farxada muslimka waxaan arkaayo allow hool galka al qandaq guul kusoo gabagabey

  2. Muslim says

    Allaahu akbar waa farxada muslimka waxaan arkaayo allow hool galka al qandaq guul kusoo gabagabey

  3. Cabdirashiid says

    Allaahu Akbar!!!!

Comments are closed.