Sawiro Deegaanka Goofgaduud Shabeelow Oo Dhawaan Shabaabul Mujaahidiin La Wareegeen.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay sawirada deegaanka Goof-gaduud Shabeelow oo dhaca duleedka degmada Beydhabo ee gobalka Baay kaasi oo maalmo ka hor ay la wareegeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Sawirada waxaa ka muuqanayo difaacyadii ciidamada kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa dowlada Ridada Federaalka kuwaasi oo ay dul taaganyihiin ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxeyna taasi muu jineysaa in Shabaabul Mujaahidiin si buuxda u maamulayaan deegaanka.

Deegaankan waxa uu ka mid yahay deegaanada istiraatiijiga ah ee dhaca dhanka gobalka Baay ee Konfur galbeed dalka Somali.

Hoos Ka Daawo Sawirada Goof-gaduud.

dsc00174-copy dsc00177-copy dsc00189-copy dsc00191-copy dsc00195-copy dsc00201-copy dsc00220-copy dsc00229-copy dsc00235-copy dsc00255-copy dsc00262-copy dsc00269-copy dsc00278-copy dsc00279-copy dsc00284-copy

Calamada.com

 

2 Comments
  1. caaqil,qataros says

    ALLAAHU AKBAR
    GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL

  2. abdirahman says

    asc allaahu akhbar allaah ayaa mahad leh xoreeyey magaalooyin dhulkeena

Comments are closed.