Sawiro Munaasabada Ciidul Adxaa Iyo Mahrajaanka Kuunya-barrow

Magaalada Kuunyabarrow ee goblka Shabeelada hoose waxaa lagu qabtay Mahrajaan ama ciyaaro aad u xiisa badan oo lagu maamuusayay maalmaha Ciidul Adxaa.

Mahrajaanka ayaa ka koobnaay ciyaaro kala duwan sida xarag jiid Kalafoota Bootin Anaashiid iyo qeybo kale oo aad u xiisa badan.

Hoos Ka Daawo Ciyaaraha Ciidul Adxaa Iyo Magaalada kuunya Barow.

kun-12 kun-13 kun-11 kun-10 kun-9 kun-8 kun-5 kun-7 kun-5 kun-4 kun-3 kun-2 kun-1 kun-14 kun-15 kun-16 kun-17 kun-18 kun-19 kun-20 kun-21 kun-22 kun-23

1 Comment
  1. Abu muslim says

    Masha allah .walaalayaal allah ha idin xifdiyo guulna allah ha idinsiiyo

Comments are closed.