Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa saacadihii lasoo dhaafay Raashiin gurmad ah ka qeybisay deegaano hoostaga magaalada Jilib ee gobalada Jubbooyinka.
Raashiinkan gurmadka ah waxaa loo qeybiyay qoysas abaartu saameysay oo ku nool deegaanka Cusbooley oo ka mid ah deegaano badan oo hoostaga magaalada Jilib.
Halkan Hoose Ka Daawo Raashiinka Laga Qeybiyay Deegaanka Cusbooley Ee Duleedka Magaalada Jilib.