Sawiro Sida Looga Ciiday Magaalada Galhareeri Ee Gobalka Galgaduud.

Maanta waa maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa oo ka mid ah ciidaha Allaah SW uu ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah’iyadoona maanta siweyn looga ciidayo Wilaayaatka dalka Somali.

Magaalada Galhareeri ee gobalka Galgaduud ayaa ka mid ah magaalooyinka dhaca bartamaha dalka Somali ee maanta sida weyn looga wada ciiday’iyadoona shacabka ku dhaqan magaaladaasi ay goob fagaara ah Salaada Ciida ay ku wada dugeen.

Hoos Ka Daawo Sawirada Sida Looga Ciiday Magaalada Galhareeri.

dsc03374-copydsc03415-copydsc03470-copy dsc03442-copy dsc03415-copy  dsc03473-copy dsc03474-copy dsc03480-copy dsc03494-copy dsc03498-copy dsc03501-copy dsc03516-copy dsc03527-copy dsc03540-copy dsc03543-copy dsc03545-copy dsc03558-copydsc03547-copy dsc03557-copy dsc03560-copy dsc03546-copy img_7473-copy img_7495-copy img_7500-copy img_7501-copy img_7524-copy img_7538-copy img_7569-copy img_7593-copy img_7618-copy img_7645-copy img_7686-copy img_7687-copy img_7697-copy img_7699-copy img_7720-copy img_7726-copy img_7734-copy img_7766-copy

Comments are closed.