Kumanaan kamid ah shacabka Muslimiinta ah iyo mas’uuliyiinta wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa fagaaraha weyn ee magaalada Jilib ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga.
Sheekh Max’med Abuu Cabdalla waalliga Cusub ee wilaayada Jubbooyinka ayaa salaadii Ciidda kadib jeediyay khubadda ciidda isagoo kusoo hadal qaaday dagaalka lagula jiro ciidamada Kufaarta Afrikaanta Iyo Dowlada Ridada federaalka.
Hoos Ka Daawo Sawirada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.
Masha alah
ALLAAHU AKBAR RABBIYOOW GEESIYAASHA TOWXIIDKA CARIGEENA IYO DHAMAAN CAALAMKA UGARGAAR CADAWGOODANA QABO,,,,,,,, KANAXOOW NAFTA WAA
Alaahu akbar Qurux Badanaa.
Murtadiinta tuugtaa ee kaafrkiinta afrikaanta villa soomaaliya ku ilaaliso markeey maqleen warka Shiikh ABUU CABDALA kuli waa isku xaareen