Maktabka diiwaanka Zakawaatka Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud waxa uu saacadihii lasoo dhaafay Zakada Xoolaha nool ka qeybiyay magaalada Xiindheere oo ka tirsan gobalka Galgaduud ee bartamaha dalka Somali.
Zakada Xoolaha nool waxaa la siiyay dad isugu jira Fuqaro iyo Masaakiin oo ka kala yimid xaafadaha degmada iyo deegaanada hoostaga degmadaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysiyo ay la yeelatay dadka Masaakiinta iyo Fuqarada ah ee Zakada xoolaha nool loogu qeybiyay fagaara weyn oo ku yaala magaaaladaasi.
Hoos Ka Daawo Sawirada Zakada Xoolaha Nool Ee Xiindheere Laga Qeybiyay.
Calamada.com