Sawiro+Dhageyso Bandhig Cilmiyeed Heer Sare Ah OO Magaalada Saakow Ka Dhacay.

Bandhig Cilmiyeedka oo loo riyaaqay waxaa usoo daawasho tagay dadka degan saakow.

Waxaa Mushaarikeeyay qaar kamid ah ardayda wax ku barta madaarista iyo macaahida Magaalada.

Waxaa bandhiga qeyb ka ahaa su’aallo xiiso badan oo la dhex dhigay dadka usoo daawasho tagay.

Cida garata su’aalahana waxa lasiinayay hadiyado ay ku faraxdo.

Multaqaha waxaa daah furay Machadka ibnu cabaas Ee Culuumta Sharciga waxaana loo yeeray laba arday oo ka scda Machadka kuwaasi oo soo kala jeediyay khudbado ku baxay luqadaha Carabiga iyo Soomaaliga.

Khudbadaha oo umuuqday kuwa is fasiraya ayaa fariin udiriyay waalidka oo ku aadan tarbiyada caruurta.

Ganacsatada Degmada Saakow oo ukala Baxay Laba Majmuuco oo kala wata Magacyada Abuubakar Sadiiq iyo Cumar ibnu khadaab ayaa waxaa dhex maray tartan xiiso lahaa.

Halkan Ka Dhageyso Bandhiga Saakow.

Hoos Ka Daawo Sawirada Bandhig Cilmiyeedka Saakow.

photo_2016-11-22_08-39-04_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-11_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-16_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-22_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-30_1024x768 photo_2016-11-22_08-23-33_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-41_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-50_1024x768 photo_2016-11-22_08-39-57_1024x768 photo_2016-11-22_08-40-15_1024x768 photo_2016-11-22_08-40-34_1024x768 photo_2016-11-22_08-40-54_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-03_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-14_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-22_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-31_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-38_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-48_1024x768 photo_2016-11-22_08-41-54_1024x768 photo_2016-11-22_08-44-20 photo_2016-11-22_08-46-30 photo_2016-11-22_08-46-37 photo_2016-11-22_08-46-45 photo_2016-11-22_08-51-04 photo_2016-11-22_08-51-12

Calamada.com

Comments are closed.