Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.

January 23, 2023

Xafiiska warfaafinta Mujaahidiinta ayaa faafiyay sawirrada ghaniimadii ay Mujaahidiintu kusoo furteen howlgalkii xoogganaa ee toddobaad ka hor ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Xawaadley ee dhaca wilaayada Sh/dhexe.

Weerarkan oo Allaah fadligii lagu dilay 63 murtad oo isugu jira askar iyo saraakiil ciidan ayaa dhacay 24-ka bishii ina dhaaftay ee Jumaadil-aakhir, ka dib markii ay Mujaahidiintu camaliyad Istish-haadi ah ku billaabeen howlgalka ka dibna uu xigay weerar dhowr jiho ah oo ay Mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhigga, sawirradan uu faafiyay maktabka warfaafinta ee Mujaahidiinta ayaana lagu soo bandhigayaa ghaniimadii ay Allaah fadligii Mujaahidiintu kusoo furteen howlgalkii Xawaadley.

Sawirrada lagu soo bandhigayo Qaniimada Mujaahidiinta waxaa ka mid ah gaadiid Cabdibileyaal ah oo ay qoryo ku rakibanyihiin oo murtadiinta loo soo siiyay inay kula dagaallamaan shareecada islaamka, balse ay Mujaahidiintu la wareegeen kana dul sureen raayada Rasuulka Allaah SCW.

Halkan Ka Daawo Qaniimada Howlgalkii Xawaadley.

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-07-1444 Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-07-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-07-1444 Hijri

January 23, 2023
Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

January 23, 2023
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1444 Hijri.

January 23, 2023

Sawirro

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.

January 23, 2023
Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

November 30, 2022
Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.