Sawirro: Indhaha Ku Doogso Tartanka Liifka ee Odayaasha Qabaa’ilka Jubbooyinka.

tartanka-liifka-odayaasha25Shalay khamiistii waxa magaalada jilib ka dhacay tartan aan noociisa hore loo arag kaasi oo ay liifka ama toogta ku tartamayeen odayaasha ama salaadiinta beelaha daga Jubbboyinku.

Tartankan oo ka dhacay fagaaraha wayn ee macalin Aadan Xaashi loogu magac daray ayaa ahaa mid indhaha dadkii daawanayay aad usoo jiitay, fagaaraha waxa xiise gaara usii yeelay jawiga oo ahaa mid neecowda roobka iyo dooga hadda soo baxay ay isugu biireen.

Odayaasha ka qayb galayay tartanka oo badankoodu ahaa rag da’ah ayaa tartanka xiiso gaara usii yeelay, waxana kuusoo baxaya sida odayaashii Soomaaliyeed ay u kala baxeen kuwo sharafta ciziga jihaadka doortay iyo kuwo caado qaatayaal ah oo u baxay inay waxoogaa laaluush ah kasoo qaataan lacagta doorashada ee gaalku keenay.

Wakhtiga la bilaabayay rimaayada ama liifka waxa si wayn dhinacyada nooga muuqday roobab si qurxoon oo saf siman ah u da’aya sida aad sawirrada ku aragtaa, roobkaasi oo markii dambe kala jaray tartankii socday dadwaynihiina ay roobkii ka carareen,

Si kadis ah ayaa loo kala dareeray markii dhibicda roobku bilaabantay iyadoon wax ballan dambe ah loo sheegin dadka iyo wakhtiga la dhamaystiri doono tartanka isla markaana lagu dhawaaqi doono natiijada cidda ku guulasatay kaalmaha hore.

Nala daawo Sawiradan Qurxoon.

tartanka-liifka-odayaasha1 tartanka-liifka-odayaasha2 tartanka-liifka-odayaasha3 tartanka-liifka-odayaasha4 tartanka-liifka-odayaasha5 tartanka-liifka-odayaasha6 tartanka-liifka-odayaasha7 tartanka-liifka-odayaasha8 tartanka-liifka-odayaasha9 tartanka-liifka-odayaasha10 tartanka-liifka-odayaasha11 tartanka-liifka-odayaasha12 tartanka-liifka-odayaasha13 tartanka-liifka-odayaasha14 tartanka-liifka-odayaasha15 tartanka-liifka-odayaasha16 tartanka-liifka-odayaasha17 tartanka-liifka-odayaasha18 tartanka-liifka-odayaasha19 tartanka-liifka-odayaasha20 tartanka-liifka-odayaasha21 tartanka-liifka-odayaasha22 tartanka-liifka-odayaasha23 tartanka-liifka-odayaasha24 tartanka-liifka-odayaasha25 tartanka-liifka-odayaasha26 tartanka-liifka-odayaasha27 tartanka-liifka-odayaasha28 tartanka-liifka-odayaasha29 tartanka-liifka-odayaasha30 tartanka-liifka-odayaasha31 tartanka-liifka-odayaasha32 tartanka-liifka-odayaasha33 tartanka-liifka-odayaasha34 tartanka-liifka-odayaasha35

 

1 Comment
  1. abuu sakariya says

    masha alaah waa tababar wanagsan alle ha xifdiyo mujaahidiinta iyo dhamaan dadka muslimiinta ah gaalada alle hajabiyo

Comments are closed.