Sawirro Iyo Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Kumanaan qof muslimiin ah ayaa maanta fagaare kuyaal degmada Jilib ku tukaday salaadda Ciidul Adxaa halkaas oo si weyn looga oogay shacaa’irta Islaamka.
Mas’uuliyiin ayaa salaadda kadib dadka lahadlay, kumanaan kamid ah shacabka magaalada ayaa iyagoo carruur iyo ciroole ah waddooyinka ku damaashaadaye.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Ciida Iyo Magaalada Jalab.

1 Comment
  1. Liibaan Cabdi Guuleed says

    Masha allah

Comments are closed.