Sawirro Magaalada Ba’aale Iyo Ciidul Adxaa Al-mubaarak.

Magaalada Bu’aale oo ah xarunta gobalka Jubbada dhexe ee wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa si weyn looga ciiday loogana dabaal degay munaasabada ciidul adxaa almubaarak.

Bulshada magaalada Bu’aale ayaa salaada ciida ku dukaday fagaaraha magaalada, Waxaa sidoo kale Bu’aale ka dhacay fantasiyo ballaaran oo qeyb ka ah dabaal dega munaasabada ciida carafa.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Ciidul Adxaa Iyo Magaalada Bu’aale.

Comments are closed.