Allposts Sawirro Warar Sawirro; Magaalada Ceelbuur Iyo Fantasiyo Qeyb Ka Ah Dabaal Daga Ciidul-adxaa. August 1, 2020 Fagaara wayn oo kuyaal magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgudud waxaa ka dhacay mahrajaan islaami ah oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga Galguduud. Shacabka ayaa soo bandhigay ciyaaro kala duwan oo qeyb ka ah fantasyaha munaasabadda ciidul Adxaa waxaana ciyaarahaas kamid ahaa dheri jabinta,xarig jiidka iyo kuwa kale. Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Mahrajaanka Ceelbuur. Continue Reading Previous: Mu’assasada Al-Kataa’ib Oo Ballan Qaaday Filim Cusub.Next: Sawirro; Fantasiyo Gabagabo U Ah Ciidul Adxaa Oo Lagu Qabtay Buq-aqable. Related Stories Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri. October 1, 2023 Daawo Muuqaalka Xabaal-wadareedka Dadkii Uu Maraykanku Ku Xasuuqay Galgaduud. Allposts Maqal & Muuqaal Daawo Muuqaalka Xabaal-wadareedka Dadkii Uu Maraykanku Ku Xasuuqay Galgaduud. October 1, 2023 Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-03-1445 Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-03-1445 Hijri. October 1, 2023