Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022

Maktabka diiwaanka zakawaadka ee wilaayada islaamiga Hiiraan ayaa masheyyc zako qaybin ka sameeyay degmada Bu’aqable ee wilaayada Hiiraan, kaas oo ay ka faa’ideysteen dadweyne fara badan oo muslimiin ah, isuguna jiray fuqaro iyo masaakiin.

Mashruucan zako qaybinta ee degmada Bu’aqable waxaa ka faa’ideystay ku dhawaad 100 qof oo isugu jira fuqaro iyo masaakiin, waxaana dadka fuqarada ah ee zakada la siiyay wajiyadooda laga dheehan karay farxadda iyo reeynrayn, mashruucan zaka qaybta ah ayaana ka koobnaa Geel iyo Ari.

Zakadu waa tiir ka mid ah tiirarka islaamka, xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaana sanad walba marka la gaaro xilliga zakada mashaariic zako qaybin ka samaysa degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah ee dalka Soomaaliya, waxaana laga soo qaadaa dadka hodanka ah ee ay ku waajibtay zakada halka xarakadu ay dib ugu celiso dadka fuqarada ah ee ay u waajibtay in la siiyo.

Hoos Ka Daawo Mashruuca Zako Qaybinta Degmada Buq’aqable.

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Goof-gaduud Buurey.

Related Stories

Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Goof-gaduud Buurey.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Goof-gaduud Buurey.

December 29, 2022
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-06-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-06-1444-Hijri

December 28, 2022
Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidamo Huwan Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Diinsoor
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidamo Huwan Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Diinsoor

December 28, 2022

Sawirro

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

November 30, 2022
Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.