Sawirro: Xaflad Lagu Furayay Machadka Qurduba Ee Magaalada Jilib.

qurduba2Labo maalin ka hor waxa magaalada Jilib lagu qabtay xaflad ujeedkeedu ahaa furitaanka Machad loogu talay galay in lagu barto Culuumta Sharciga iyo Maamulka, kaasi oo lagu magacaabo Qurduba.

Machadkan oo hore uga furnaa wilaayada Galgaduud ayaa markii u horreysay xarun ka furtay magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka, waxana aad usoo dhaweeyay bulshada ku nool magaalada Jilib oo haatanba ardaydoodu ay wax barasho ka bilaabeen machadka.

Daawo Sawirada.

qurduba3 qurduba4 qurduba6 qurduba7 qurduba8 qurduba9 qurduba2 qurduba1

 

 

Comments are closed.