Sawirro+Warbixin: Magaalada Jilib oo laga Hirgaliyay Xarun Cusub. Maxay qaabilsantahay?

Wilaayada Jubbooyinka ayaa xarigga ka jartay mu’asasad lagu magacaabo Al-xikma oo lagu baran doono farsamooyin muhiim ah, sida cunto karinta, tolista dharka  iyo caafimaadka, Sidoo kale shaqooyinka mu’asasadda waxaa ka mid ah tarbiyaynta  ilmaha yaryarka ah.

Xafladdii furitaanka waxa ka hadlay salaadiinta iyo wax garadka Jilib iyo waaliga wilaayada Jubbooyinka Sh Maxamed Abu Cabdallah iyo marti sharaf kale.

Halkan ka dhagayso Warbixinta ay ka diyaarisay Andalus.

Daawo Sawirrada

 

 

 

2 Comments
  1. Al mujaahid abu Bukhaari says

    masha allah illahow barakeey

  2. Anonymous says

    may Allah blessed on his mercy and those who made the to people to in independent way of life and stay far away from what nonbelievers be proud of their properties. may Allah help and descend upon the mujahedeen
    on victory & give the Muslims their dignity.god willing

Comments are closed.