Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Xafladda Caleema Saarka Nabaddoonka Beesha Kulmis.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xafladda Caleema Saarka Nabaddoonka Beesha Kulmis.

calamada August 31, 2021 1 min read
1233

Munaasibad ballaaran oo ay kasoo qayb galeen culimo, masuuliyiin, odayaal, waxgarad, cuqaal iyo marti sharaf kala duwan oo ka kala socday wilaayaadka Hiiraan iyo Sh/dhexe waxay ka dhacday deegaan hoos taga degmada Jalalaqsi, waxaana ujeedka xafladdan uu ahaa doorashada hoggaan islaami ah oo ay dooratay jifooyin ka mid ah beelwaynta Baada cadde oo ka mid ah beelaha dega wilaayada Hiiraan.

Beesha kulmis oo ay ku mideysan yihiin 5 jifi oo ka tirsan beesha Baada cadde ayaa goobta xafladda nabaddoon cusub oo ay ku midaysan yihiin ugu doortay Iidle Xassan ka dib markii uu geeriyooday Nabaddoonkii hore ee beesha Allaha u naxariistee nabaddoon Muuse Xaaji Maxamuud Nabaddoon Iidle ayaa noqon doona nabaddoonka cusub ee Kulmis.

Goobta ay xafladdu ka dhacaysay oo lagu soo xardhay raayaadka rasuulka Allaah SCW ubaxyo iyo boorar ka tarjumayay ujeedka xafladda waxaa ikhyaartii ka hadashay ka mid ahaa Wabar Cumar Wabar Cabdi Wabar Maxamed oo ah wabarka guud ee beesha Baada cadde.

Ugu dambayn waxay xafladdu kusoo dhamaatay jawi aad u qurux badan waxayn tani qayb ka tahay dedaallada iyo juhdiga ay maamullada islaamiga ah ee ka jira wilaayaadka dalka Soomaaliya ay ku bixinayaan beelaha Soomaaliyeed si loo helo hoggaan islaami ah oo beeshiisa ku hoggaamiyaha ku dhaqanka shareecada islaamka.

Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda Kuna Biir Channelkeenna Telegram.

Halkan Ka Daawo Sawirrada.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Maraykanka Oo Isaga Dhamaaday Kaabul & Dabaaldagyo Billowday.
Next: Saraakiil Iyo Xubno Lagu Laayay Muqdisho Iyo Afgooye.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.