Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Ka Hadlay Dilka Taliyihii Booliska Gobalka Shabeelada Dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Ka Hadlay Dilka Taliyihii Booliska Gobalka Shabeelada Dhexe.

calamada January 23, 2017 1 min read
66

Retro microphone on stageIyadoo habeen hore weerar qarax ah oo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen gudaha degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelada dhexe islamarkaana weerarkaasi lagu dilay taliyihii booliska dowlada Ridada federaalka ee gobalka Shabeelada dhexe waxaa arintaasi ka hadlay wilaayada Islaamiga ee Shabeelada dhexe.

Idaacada diiniga Al-furqaan ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeelada dhexe Sheekh Yuusuf Kabo ku dukade oo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkaasi.

Sheekh Yuusuf ayaa xusay in weerarka qaraxa ah ee ka dhacay gudaha degmada Jowhar lagu dilay saraakiil uu ku jira taliyihii maleeshiyaatka booliska dowlada federaalka ee gobalka Shabeelada dhex saraakiil kalane lagu dhaawacay.

Waaliga ayaa intaasi ku daray in Khaliif Carfaaye oo ahaa taliyihii booliska Shabeelada dhexe inuu ahaa sarkaal si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan degmada Jowhar iyo goobaha kale ee Kufaarta duulaanka kaga suganyihiin gobalka Shabeelada dhexe balse imika dhibkiisa laga hor leexiyay oo ay ka nasanayaan dadka shacabka.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Sh/dhexe.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Yahuudda Oo Go’aamisay Deegaameynta Dhul Hor Leh Oo Ku Yaalla Magaalada Qudus
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.